Nolosha magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyey Lixdii bishii August ee Sanadkan oo ah markii Maleeshiyada Kooxda  ee Al-Shabaab laga xoreeyey magaalada ayaa waxa ay aheyd mid soo hagaageysay ayadoo maalinba maalinta ka dambeeysa ay adeegyadii bulshada dib usoo laabanayeen. Horey waxaan aqristayaasheena idin kugu soo gudbinay muuqaallo ka turjumaya isbedellada Caasimadda balse muuqaaladaasi waxay ku [...]





