Home » December, 2011 Entries posted on “December, 2011”

Somali Government begins “Operation to Restore Peace and Stability in Somalia”

Somali Government begins “Operation to Restore Peace and Stability in Somalia”

(Mogadishu, December 31, 2011) The Transitional Federal Government of Somalia announced early this morning that it has begun “Operation to Restore Peace and Stability across Somalia” in collaboration with neighboring countries and support from International Community. “Today, the Government and the people of Somalia have stood up against the evils of Al-Qaeda and Al-shabaab terrorists, [...]

December 31 2011 | Posted in English | Read More »

Sanad wanaagsan Aqristayaasha Buraannews.com

Sanad wanaagsan Aqristayaasha Buraannews.com

HALKAAAN KADHAGEYSO HEESTA SANADKA CUSUB OO QADAAYO BOQORKA MAXAMED SULEYMAAN TUBEEC. Bahda Warbaahinta Buraannews.Com oo uu horkacaya Milkiilaha Ameen Cali Maxamuud waxaa ay caawo Hambalyo ku aadan sanadka Cusub ee 2012 ka u dirayaan Dhamaan dadka Musliminta ah, Akhristayasha iyo Daawadayaasha qiimasha leh ee WWW.Buraannews.com Sanadka Milaadiga ah ee 2012 ilaah ha ka dhigo ki [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Wararkii Ugu danbeeye Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Wararkii Ugu danbeeye Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Wararka caawa aan ka heleyno magaalada baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiiraan aya shegaya in tahe mid aad u degan kadib markii maantadagaaalo aad u culus kudhex mareyn ciidmada Dowlada oo kabayaan ciidamo Ethiopian ah iyo xarakada Al-Shabaab. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaara magaalada ayaa xaqiijinaya in qasaarihii ka dhashay dagaalkaasi ay gaarayaan 18 [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Raisal Wasaare Gaas oo ka Dhawaajiyay inuu Bilabmay Howgalka Nabad soo Celinta Warsaaxafadeed

Raisal Wasaare Gaas oo ka Dhawaajiyay inuu Bilabmay Howgalka Nabad soo Celinta Warsaaxafadeed

Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inuu bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya” iyadoo lala kaashanayo Madxda Beesha Caalamka Wadamada Safka hore . War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raisal Wasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya mudane C/wali Max’ed Cali “Gaas” ayaa lagu sheegay in Maant oo Taariikhdu Tahay 31-12-2011ka ay Bilaabneen [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Mamulak Gobolka Banadir oo Canshuur Aruurin ka bilaabay Demada X/wayne

Mamulak Gobolka Banadir oo Canshuur Aruurin ka bilaabay Demada X/wayne

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Masuuliyiinta Degmaa Xamar wayne iyo masuuliyiin ka socotay Gobolka Banaadir Ganacsatada iyo wax Garadka Degmadaasi iyo Saraakiisha Ciidanka Amniga ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu uga Dhawaaqay degmada X/wayne maanta laga bilaabayo ay si rasmi ah uga bilaabmi doonto howlihii Canshuurta Dowlada Hoose. Gudoomiye ku Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Ahlu Suna oo ku Goodinaysa inay Goordhaw la waregi Doonto Ceelbuur

Ahlu Suna oo ku Goodinaysa inay Goordhaw la waregi Doonto Ceelbuur

Ciidamada Dowlada Ethopia iyo kuwa Ahlu Suna ee Gobolada dhexe ayaa Bilaabay Dhaqdhaqaayo Milatari ay ku doonayaan inay Dagaalo ku Qaadaan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Gal Gaduud oo Xarun wayn u ah Xoogaga Xarakada Al-shabaab, Ciidamadda Dowladda Itoobiya oo ay kaabayaan Ciidamadda Culima’udiinka Ahlu Sunna Wal Jameeca, ayaa waxay dhaq dhaqaaqyo aan caadi ahayn ay [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Ciidamada Ethopia oo Guri Guri u Baarayade Baladwaye

Ciidamada Ethopia oo Guri Guri u Baarayade Baladwaye

Ciidamada Ethopia ee ka mid ahaa Ciidamadii Goor dhawayd la wareegay Degmada Balad wayne ee xarunka Gobolka Hiiraan ayaa Durba bilaabay Baaritaano Guri Guri ah oo ku Sameenayay Xaafadaha Magaaladaasi Kumanaan ka Tarsan Ciidamadaasi Ethopian ah ayaa isku fidiyay Guud ahaan Degmadasi iyagoo Wali ka wada Baaritaanada ay ku Sameenayaan Guryaha ku yaala Degmada Balad [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Dowlada oo la wareegtay Degmada Balad wayne

Dowlada oo la wareegtay Degmada Balad wayne

Waraka kii ugu danbyey Dagaalka Magaalada Balad wayne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa shegayay in Gabi ahanba Magaaladaasi ay Gacanta u shagashay Ciidmada Dowlada KMG Somaaliya oo kaashanaya kuwa Ethopia iyo Dooxada Shabelle wararku waxay sheegan in Ciidamadii Xarakada Alshabab ay iskaga baxeen Degmadaasi Balad wayne iyagoo u ruqaansaday Degmada Buulo barde Ciidamada Dowlada KMG [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Dowlada oo Balan qaaday inay sugayso Amaanka Hay’adaha

Dowlada oo Balan qaaday inay sugayso Amaanka Hay’adaha

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay sugayso amaanka shaqaalaha Hay’adaha samafalka kadib markii dad samafalayaal ah lagu dilay magaalada Muqdisho. Wasiirka arimaha gudaha dowladda KMG Soomaaliya C/samad Macalin Max’ud Faarax oo la hadlayay Saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah u sugayaan amaanka shaqaalaha Hay’adaha samafalka ee caawinaya shacabka [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Airporka Balad wayne

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Airporka Balad wayne

Waxaa wali Magaalada Balad wayn ee Xarunta Goboka Hiiraan ka Socda Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya oo Weheshanaya Ciidamada Dooxada Shabelle iyo Cutubyo ka tirsan ciidamada Dowlada Ethopia iyo kuwa Xarakada Al-shaab Dagalka oo u muuqda mid aad u Culus ayaa Wuxuu ka socdaa Gudaha Magaaladaasi iyadoo Ciidamada Dowladuna ay la [...]

December 31 2011 | Posted in Warar | Read More »