Home » January, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Nin Madaxweyne Shariif isku qarxin rabay oo laqabtay”Daawo Sawirada”

Nin Madaxweyne Shariif isku qarxin rabay oo laqabtay”Daawo Sawirada”

Taliska Nabad Sugida ee Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in ee gacanta kusoo dhigeen in sida la sheegay doonayay in Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad isku qarxiyo. Saraakiil katyirsan Hay’ada Nabad Sugida ayaa sheegay in ninkan ee gacanta kusoo dhigeen ee ku raad joogeen ku dhawaad 20-Maalin ugu danbeytiina ee [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Wasaaradda Caafimaadka: Hay’ad tayada daawada ka mas’uul ah ayaan dhisaynaa.

Wasaaradda Caafimaadka: Hay’ad tayada daawada ka mas’uul ah ayaan dhisaynaa.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay dadaal ugu jirto sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada caafimaad iyo tayada Daawada ee Dalka, iyadoo loo marayo in si adag loo meel mariyo dhamaan Xeerarka Caafimaad iyo fayo-dhowr ee dalka ka jira, sidoo kalana la sameeynayo kuwo kale markii loo baahdo.   Wasiirka Caafimaadka Mudane [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Hogaamiye koxeed caan ah oo Gurigiisa kuyaalo Magaalada Galkacyo oo laqarxiye

Hogaamiye koxeed caan ah oo Gurigiisa kuyaalo Magaalada Galkacyo oo laqarxiye

Wararka aan kaheleyno Koofurta magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug aya shegaya in halkaas goor dhow kadhacay qarax ismiidaamin oo aad u xoogan kasoo la la egtay guriga Cabdi Xasa cawaale Qeybdiid. Qaraxaan oo fulin rabay qof naftiisa hura waxaana oo isku qarxiye afaafka hore guriga cabsi qeybdiid kadib markii mid kamid ah ilaaladiisa kahortagay waxana [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Shaxda Maamulka Gobolka Hiiraan oo Lasoo Bandhigay iyo Magacyada Masuuliyiinta oo Lagu Dhawaaqi Doono

Shaxda Maamulka Gobolka Hiiraan oo Lasoo Bandhigay iyo Magacyada Masuuliyiinta oo Lagu Dhawaaqi Doono

Wararka ka imaanaya Magaalaad Balad Weyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiligan ee Magaaladaasi kasoconayaan kulamo kala duwan oo albaabada u xiranyihiin oo looga tashanayo qaabkii loogu dhawaaqi lahaa Maamul uu yeesho Gobolka Hiiraan oo inta badan la isku waafaqay. Hotelka Madiina ee Magaalada Blaad Weyn ku yaala ayaa waxaa kasoconaya kulamo ilbaabada [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Dhalooyin khamri oo lagu Gubay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal

Dhalooyin khamri oo lagu Gubay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal

Sida shegayaan wararka aan keleyno magaalada Garoowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland aya shegaya in ciidamada amaanka gacanta kusoo dhigeyn Dhalooyin khamri kuwaas oo kasoo qabtay degaanka Dangoroyo ee gobolka Nugaal. Gen. Maxamed Saciid Jaqanaf ayaa warbaahinta oga warbixiye khamrigaan waxaana oo sheegay in kasoo heleyn Godad lagu aasay oo kuyaalo degaanka Dangoroyo waxaana oo [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Wiilal Gabdho Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal marinta champions of change”Daawo”

Wiilal Gabdho Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal marinta champions of change”Daawo”

Abaal marinta halyeeyada Isbedelka “Champions of Change” oo ay sanad walba bixiso Dowladda Maraykanka, ayaa waxaa xalay ku guuleystay 14 ruux, oo shan ka mid ay yihiin wiilal iyo gabdho Somaliyeed. Abaal marinta ayaa waxaa xalay lagu gudoon-siiyay Aqalka Cad ee Maraykanka, waxaana dhamaan dadka abaal marin la-siiyay ay ka soo jeedaan Geeska Afrika, waxaana [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Shabaab oo mamnuucday Hay adda ICRC

Shabaab oo mamnuucday Hay adda ICRC

Xarakada shabaab mujaahidiin oo shacabka Soomaaliyeed iyo caalamka u aqoonsadeen in ay tahe cadowga-kowaad xiligana aya mamnuucday hay adda Laanta qeyrta cas ee ICRC-ka Warsaxafadeeda shaacisay xarakada shabaab aya lagu sheegay in degaanada shabaab ka taliso in laga mamnuucay hay addaas waxaana lagu daray in laga saaro guud ahaan dalka soomaaliya. Shabaab aya dhowr arimood [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo la kulmay wasiirka Arimaha dibada Talyaaniga”Daawo Sawirada”

Ra’iisul Wasaare Abdiweli oo la kulmay wasiirka Arimaha dibada Talyaaniga”Daawo Sawirada”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga H.E. Giulio Terzi. Kulankan ayey labada mas’uul uga hadleen xiriirka qotada dheer ee labada dal, xaalada dalka Soomaaliya, arrimaha Burcad-badeeda, arrimaha Amniga iyo Shirka London. Kulanka ka dib ayey labada [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Muungaab oo booqasho kugaaray Caasimada Dalka Sudaan ee Khartoum

Muungaab oo booqasho kugaaray Caasimada Dalka Sudaan ee Khartoum

Waxa gelinkii danbay shalay gaaray magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan Gudoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada dowlada ee gashaanlle sare  Xasan Maxamed Xuseen “Mungaab”  waxaana lagu wadaa in halkaas oo booqasho ku joogo maalmo.   Booqashada Muungaab aya kadanbeyso sidii dowlada Sudan ogala hadli lahaa sidii gacan usiin laheyd laamaha garsoorka dowlada KMG, iyadoo Sudan dhowr jeer [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »

Ra’iisul Wasaaraaha Soomaaliya oo la hadlay Ardeyda Talyaaniga”Daawo Sawirada”

Ra’iisul Wasaaraaha Soomaaliya oo la hadlay Ardeyda Talyaaniga”Daawo Sawirada”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga Rome ayaa la hadlay Ardayda Talyaaniga. Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Hay’adda Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga ( The Italian Society for International Organization (SIOI)). Hay’adan ayaa waxaa Guddoomiye ka ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda Franco Frattini oo goob joog ka [...]

January 31 2012 | Posted in Warar | Read More »