Home » January, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Beelo walaalo oo lagu hishisiinaayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari

Beelo walaalo oo lagu hishisiinaayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari

Wararka aan heleyno magaalada Bosaaso ee gobolka Bari aya shegaya in maanta halkaas lagu hishisiiye laba belood oo walaalo ah waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin kasocotay maamulka iyo Culima Udiin Isimo’Ganacsato iyo waxgarad aad u farabadan. Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Gallad oo kulanka kahadlay ayaa sheegay in mudooyinkii ugu danbeey wadeen dhex dhexaadinta labadaan belood [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Farmaajo”dagaalka Al Shabaab & kan Buuhoodle waa in wada hadal lagu dhameeyaa”

Farmaajo”dagaalka Al Shabaab & kan Buuhoodle waa in wada hadal lagu dhameeyaa”

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ahaa Ra’isulwasaarihii hore Soomaaliya aya dowlada Soomaaliya ugu baaqay in wada hadal lagashao xarakada shabaab mujaahidiin oo quwad aad u xoog badan . Farmaajo ayaa sheegay in dagaalada soomaaliya isku heesan donaan sidii sil silada oo kale hadii wada xaajood loo furin Hogaamiyaasha shabaab hadii ay kabiya diidaan horjoogayaasha shabaab waxa [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Kenya oo Aqbaley Codsi u soo jeediyay Safiir Cali Ameeriko”Daawo Sawirada”

Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Kenya oo Aqbaley Codsi u soo jeediyay Safiir Cali Ameeriko”Daawo Sawirada”

Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa Aqbalay Codsi uga yimid Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya Mudane Mohamed Ali Nuur (America) oo ahaa in ay si Mutadwacnimo Baadhitaaano caafimaad iyo Dawooyin loo sameeyo dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha Qaxootiga ee Dhahaab, oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ka jireen dhibaatooyin caafimaad ka dib markii ay [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Wasiir Ingiriis ah oo booqday Puntland”Daawo Sawirada”

Wasiir Ingiriis ah oo booqday Puntland”Daawo Sawirada”

Waxa maanta duhurnimadii garoonka caalamiga ee Conoco kasoo dagay wafdi balaaran hogaaminayao wasiirka Horumarinta caaamiga ee dowlada dalka Britain waxaan agaroonka kusoo dhaweeye madax katirsan maamul goboleedka Puntland. Booqashada xog-hayaha horumarinta caalamiga ah ee dalka Britain, Andrew Mitchell ayaa baal cusub kagashay Puntland ayadoo ah wasiirkii ugu horeeye ee katirsan Ingiriiska oo so gaara degaanada [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Saxafiyiinta Galmudug oo soo dhaweyn usameeye xoriyo shiikh cali”Daawo Sawirada

Saxafiyiinta Galmudug oo soo dhaweyn usameeye xoriyo shiikh cali”Daawo Sawirada

Xafladan ay soo agaasimeen ururka dhalinyarada galmudug iyo waliba saxaafada galmudug ee ku dhaqan wadanka kenya qaasatan naitobi ayaa soo agaasimay  xaflad loogu  tala galay  xoriyo shiikh cali  oo ah  wariye ka hawl gali jirtay Radio Gaalkacyo.   Xoriyo shiikh cabdiqaadir  waxaa dilay  niman afka soo duubtay iyagoona ku dhuftay  5 xabadood  balbe ilaahay ayaa [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Ciidamo Itoobiyaan oo kusoo wajahan qeybo Katirsan gobolka Baay

Ciidamo Itoobiyaan oo kusoo wajahan qeybo Katirsan gobolka Baay

Ciidamada Dowlada Itoobiya ayaa xiligaan isku diyaarinaayo sidi dagaal culus ula geli lahayeen xarakada sahbaab mujaahidiin waxayna usoo ruqaansadeen Gobolka Baay waxayna kasoo dhaqaaqeyn degaano katirsan Degmada Luuq sid warbaahinta u xaqiijiyeen dadyow halkaas kusuguan oo sheegay in ciidamadaa soo dhaafayn ayagoo watto gawaarida dagaalka iyo hub aad u farabdan.   Ciidamadaan oo aad u [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Wasaaradda Gaadiidka Dowladda KMG ah oo si rasmi ah ula wareegtay xarunteedii hore

Wasaaradda Gaadiidka Dowladda KMG ah oo si rasmi ah ula wareegtay xarunteedii hore

Xaruntii hore ee Wasaaradda Gaadiidka Badda, Cirka iyo dhulka ayaa saakay waxaa ka dhacay munaasabad lagu wareejinayay madaxda Wasaaradaasi, waxaana xarunta Wasaaradda oo ay degenaayeen ciidamada Badda Dowladda KMG ah maanta lagu wareejiyay madaxda Wasaaradda Gaadiidka.   Waxaa xarunta Wasaaradda saakay isugu yimid Wasiirka Gaadiidka badda, cirka iyo dhulka Dowladda KMG ah Md. Aadan C/llaahi [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Ciidamada Dowlada oo dagaalamay”Fanaan caan oo kudhaawacmay”

Ciidamada Dowlada oo dagaalamay”Fanaan caan oo kudhaawacmay”

Duhurnimadii maanta waxa israsaaseen daqiiqado socotay dhex martay ciidamo kawada tirsan dowlada KMG tasoo kadhacday xaafada Fiyooraha ee degmada wardhiiglay waxaana ay sababtay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Israsaaseeyntaan aya timid kadib markii Ciidamo kawada tirsan dowlada isku qabsadeen gooba leejo kaqataan oo kutaalo xaafada Fiyooraha ee degmada wardhiiglay waxaana daqiiqado kadib iskiisa u [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Galmudug oo xilka Iska casilay

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Galmudug oo xilka Iska casilay

Sida oo maanta kudhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada sare ee maamulka Goboleedka Galmudug Sheekh Axmed Sheekh Yusuf ayaa shaaciye in xilka oo kahaaye maamulka Galmudug oo iska casilay. Gudoomiyaha Maxkamada sare oo warfideenada shir jaraa id ugu qabtay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug aya kawarbixiye sababta kaliftay iscasilitaankiisa waxaana oo sheegay in lagu dhaqmi waaye sharciga [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »

Wararkii Ugu danbeeye Magaalada Baladweyne”Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo kataagan”

Wararkii Ugu danbeeye Magaalada Baladweyne”Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo kataagan”

Warar ka imanaayo magaalada Baladweyn ee gobolka Hiiraan ayaa shegaya in maanta baaqatay maamul looga dhawaaqi rabay magaalada baladweyne oo mudooyinkii ugu danbeeye iska ahaa maamul la aan marka laga soo tago maamul goboleedyo magac lee kajira. Ayadoo wasiiro katirsan dowlada iyo xildhibaano kusuganyihiin magaaladaas ayaa waday qorshayaal lagu soo magacabaayo maamul leeyihiin shacabka degaanadaas [...]

January 30 2012 | Posted in Warar | Read More »