riwaayadii abooto kutubay oo la casriyeey maarsaale iyo ilka case maarshaale alla ha nu naxariistee waxa uu ahaa majaajiliyste aad iyo aad dadka uga qosolsiiya riwaayadii hore waxa booskaas ku jiray jayte abwaankii wayna ee majaajilaystaha ahaa ilaahow u naxariiso labada marxuun jayte iyo maarshaale