Xilli habeen ka hor ah magaalada muqdisho waxaa lagu dilay mid ka mid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulay mudanayaasha Baarlamaanka waxaana arintaasi qalqal iyo cabsi ay ku abuurtay odayaasha dhaqanka
Suldaan ceyndaruus suldaan saalax oo kamid ahaa odayaashii dhaqanka ee soo xulay mudanayaasha Baarlamaanka oo sheegay in xiligaan ay soofooodsaartay qal iyo cabsi
Asigoona sheegay in uu san garaneenin sababta loo bartilmaameysanaayo odayaasha dhaqanka ee soo xulay mudanayaasha Baarlamaanka
Laba habeen ka hor ayey aheyd markii kooxo bistoolada ku hubeysan dagmada wadajir ay ku dileen mid kamid ah odayaashii soo xulay xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya.
Waxaana arintaasi ay cabsi ku abuurtay odayaashii dhaqanka ee iyana qeybta ka ahaa xulista Baarlamaanka cusub ee soomaaliya iyo xal u raadinta daka