Halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa Sidii heerka sare ahayd ee madaxwayanaha Maamulka khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) loogu soo dahweeyay Degmada Xudun ee gobolka Sool. Madaxwayanaha ayaa maalmaalmahan Socdaalo kala gedisan kumarey qaybo badan oo kamida deegaanada Khaatumo State Of Somalia. waa soo dhawayntii oorbogays resource boocameonline.com








