Geyiga Puntland wuxuu can ku ahaa Goob ay ka xoogsadaan Burcad badeedu, qowlaysatada , muhaajiriinta Nololsha iyo Mustaqbal raadiska ah Badda ku maasheysa oo aan lagula xisaabtamin, Argagaxisda waxgaradka Reer Puntland dariiqyada ku leysa, Kooxhaas waxaa ku soo kordhay ama ku soo biiray Burcad Siyaasadeed kuwaas oo ah Madaxda Dalka oo dhaqan ka dhigtay in [...]








