Sidaad wada maqasheen,bisad zabbaadu waa bisad duurka ku nool,oo ilaahay ku manaystey dhidid udgoon oo cadarada laga sameeyo,Hadaba niman arintaa maqlay ayaa berri,waxay raadco dheer u galeen sidii ay bisad zabaad u soo heli lahaayeen,Baadi-doonkii waxay guure iyo galab-carrow ku jiraan,ayaa waxay goor ay eedeen soo heleen xabad bisad sabaada,kadib waxay keeneen gurigoogii oo sida [...]








