Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Mid kamid ah Ciyaartooda Arsenal oo lasheeay in oo yahe Qumay”Daawo”

Mid kamid ah Ciyaartooda Arsenal oo lasheeay in oo yahe Qumay”Daawo”

Aaron Ramsey oo ka mid ah ciyaartoyda kooxda kubada cagta ee Arsenal, ayaa waxaa la-sheegay in uu yahay mid qumay ah, kaasoo sabab looga dhigay dhawr goolal ah oo uu dhaliyay inay ku soo aadeen dhacdooyin caalamka ka dhacay. HAKLAANDaawo Video muujinaaya wax-yaabaha lagu soo eedeeyay Aaron Ramsey Daawo Video muujinaaya wax-yaabaha lagu soo eedeeyay [...]

February 17 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Xulka Zambia oo markiii ugu horeysay gacanta kudhigay koobka Qaramada Afrika”Daawo Sawirada”

Xulka Zambia oo markiii ugu horeysay gacanta kudhigay koobka Qaramada Afrika”Daawo Sawirada”

Xulka Kubbada cagta Zambia ayaa caawa ku guuleysatay koobka Qaramada Afrika ka dib markii rigooreyaal 8 – 7 ugu adkaatay xulka Ivory Coast. Drogba oo hogaaminayey xulka Ivory Coast ayaa rigoore ka qasaariyey inteey ciyaartu socotay daqiiqadii 70 – aad taasoo keentay in ay ciyaarta kusoo idlaato 0 – 0, lugana daro 30 daqiiqo oo [...]

February 13 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Ciyaarihii Gobolada Puntland oo Meel Geba geba ah maraya

Ciyaarihii Gobolada  Puntland oo Meel Geba geba ah maraya

Ciyarihii Gobolada Puntland ee kooxaha kubada cagta ayaa haatan marayo meel xasaasi ah iyadoona ay soo geba gebobeen inta badan Goboladii ku Herdamayey Wareegyada Hore isla markaasina Ciyaarta Semi finaluhu ay dhacayso maalinta berito ah hadii eebe idmo. Inkastoo ciyaartoda Gobolada Puntland ay ahayeen kuwo Ciyaarohood idil ahaanaba ay Muuqanayeen oo wanaagsanayeen ayaa hadana waxaa [...]

February 11 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Rooney “waxaan ka hor tagnay duufaan ceeb wadatay

Rooney “waxaan ka hor tagnay duufaan ceeb wadatay

Waxa habeenkii xalay ciyaar aad u adag dhex martay kooxaha ugu faca weyn ee Boqortooyada Ingiriiska ay Chelsea &Man City waxayna ciyaartaas ahayd mid aad u adag oo daqiiqdo murugo xanbaarsan. Weeraryahanka ku caanbaxay xanaaqa ee kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa habeenkii xalay kooxdiisa so martay daqiiqado aad u murugo badan ayadoo lagala hor [...]

February 6 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Manchester United oo kufaagatay Kooxda Man City.

Manchester United oo kufaagatay Kooxda Man City.

Manchester United ayaa soo gaartay wareega 4 aad ee koobka FA Cup-ka kadib markii ay galabta garaacday Man City. Labada koox ee reer Manchester ayaa galabta ciyaar adag kuyeeshay garoonka Etihad Stadium waxaana 3-2 kubadisay Man United. Ciyaartii galabta waxaa ay aheyd ciyaar dhacdo badan waxaana daqiiqadii 10 aad United udhiibay hogaanka weeraryahankeeda Rooney. City [...]

January 8 2012 | Posted in Sports | Read More »

Theiry Henry oo maanta si rasmi ah igu biiray Kooxdiisa Hore ee Arsenal

Theiry Henry oo maanta si rasmi ah igu biiray Kooxdiisa Hore ee Arsenal

Kabtankii hore ee Kooxda Arsenal Theiry Henry ayaa mar kale dib ula Midoobey Kooxdiisa Hore ee Arsenal Ā markii uu Maanta qalinka ku duugay heshiis 2 Bilood ah oo uu ku joogi doono Garoonka Emarates ee Magaalada London. Xidigii Hore ee Xulka France ayaa Kooxda Arsenal waxa ku caawin dooonaa qibradiisa mudada 60 -ka cisho ah [...]

January 6 2012 | Posted in Sports | Read More »

Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir soo dhamaaday”Dharkeynleey Hanatay Koobka”Daawo Sawirada’

Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir soo dhamaaday”Dharkeynleey Hanatay Koobka”Daawo Sawirada’

Ayadoo maalmihi ugu danbeesay magaalada muqdisho kasocotay tar tanka Ciyaaraha Degmooyinka gobolka banaadir ayaa galabta ciyaartii gunaanadka dhex martay kooxaha Kasocda degmooyinka Yaaqshiid iyo Dharkeynleey. Ciyaartaas ayaa kasoo qeyb gashay musuuliyiinta ugu sareysa dowlada oo ugu horeeyo madaxweyne shariif iyo qaar katirsan golaha wasiirada iyo Duqa Magaalada Muqdisho waxaan ciyaartaas kadhacday garoonka Koonis ayadoo usoo [...]

December 30 2011 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Yaaqshiid Oo Dirqi Isaga Reebtay Wadajir”Daawo Sawirada”

Yaaqshiid Oo Dirqi Isaga Reebtay Wadajir”Daawo Sawirada”

Tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo maraya marxaladihii ugu dambeeyey ayaa waxaa galabta garoonka Coonis Stadium degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ciyaar kulul ay ku dhexmartay degmooyinka Wadajir VS Yaaqshiid ayadoo kulankaasina uu ahaa Semi finalka tartanka degmooyinka. Garoonka oo maalinba maalinta ka dambeysa taageerayaasha,mas’uuliyiinta iyo dadweynaha usoo daawasha taga ay sii kordhayaan ayaa waxaa maanta [...]

December 27 2011 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Dharkeenley Oo Usoo Gudubtay Finalka & Taageerayaal Wacdaro Ka Dhigay Coonis Stadium”Daawo’

Dharkeenley Oo Usoo Gudubtay Finalka & Taageerayaal Wacdaro Ka Dhigay Coonis Stadium”Daawo’

Wareega Same Finalka Tartanka Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga bilowday galabta garoonka Coonis Stadium degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayadoo kulan adag oo derbi ahna uu galabta dhexmaray degmooyinka Hodan VS Dharkenley. Garoonka ayaa inta ugu badan waxaa si aad ah u camiray Taageerayaasha Labada degmo ee galabta ciyaarayey,Dadweyne kasoo [...]

December 26 2011 | Posted in Sports, Warar | Read More »

Mucjisada Kubada Koleyga oo loo caleema Saaray Ciyaariyahanada Mariam Hussein.”Vidio””

Mucjisada Kubada Koleyga oo loo caleema Saaray Ciyaariyahanada Mariam Hussein.”Vidio””

Ciyaariyahanada Mariam Hussein oo Wacdaro laga yaabay ka dhigtay ciyaarihii Jaamacada Carabta ayaa loo caleema saaray Gabdhaa Soomaaliyeed oo soo bandhigtay kubad lala yaabay ayaa waxaa loogu magac daray Messiga Kubada Koleyga Carabta. HALKAAN KA FIIRSO VIDEO-GA LA YAABKA LEH EE LAGA DIYAARIYAY: Hadaba Aqristoo Mariam oo kale hadii aad meel ku ogtahay sheeg si [...]

December 22 2011 | Posted in Sports, Warar | Read More »