Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Tababarahii kooxda Internazionale Claudio Ranieri ayaa shaqadii laga eryey kadib lix bilood oo uu tababare u ahaa kooxda Inter. Kooxda Nerazzurri ayaa tobankii kulan ee ugu dambaysay ee ay ciyaarto waxaa laga badiyey lix ka mid ah waxaana sii mirqaya rajadii ay ka lahayd inay u soo baxdo sanadka soo socda kooxaha ka qeybgalaya [...]
March 27 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Waxa daqiiqado kahor lasaneeye is reeb reebbka Ciyaaraha Nadiyada Yurub ee Champions League waxaana lugta ugu horeyso laciyaari donaa 27/3 march waxaana ciyaarta xigta laciyaari donaa 3/4 bisha April ee fooda nagu soo heyso. Tartankaan Champions ayaa kuhardami doono Sideed kooxood oo aad u awood badan waxayna isku arki donaan sidaan APOEL v Real Madrid [...]
March 16 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Aaron Ramsey oo ka mid ah ciyaartoyda kooxda kubada cagta ee Arsenal, ayaa waxaa la-sheegay in uu yahay mid qumay ah, kaasoo sabab looga dhigay dhawr goolal ah oo uu dhaliyay inay ku soo aadeen dhacdooyin caalamka ka dhacay. HAKLAANDaawo Video muujinaaya wax-yaabaha lagu soo eedeeyay Aaron Ramsey Daawo Video muujinaaya wax-yaabaha lagu soo eedeeyay [...]
February 17 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Xulka Kubbada cagta Zambia ayaa caawa ku guuleysatay koobka Qaramada Afrika ka dib markii rigooreyaal 8 – 7 ugu adkaatay xulka Ivory Coast. Drogba oo hogaaminayey xulka Ivory Coast ayaa rigoore ka qasaariyey inteey ciyaartu socotay daqiiqadii 70 – aad taasoo keentay in ay ciyaarta kusoo idlaato 0 – 0, lugana daro 30 daqiiqo oo [...]
February 13 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Ciyarihii Gobolada Puntland ee kooxaha kubada cagta ayaa haatan marayo meel xasaasi ah iyadoona ay soo geba gebobeen inta badan Goboladii ku Herdamayey Wareegyada Hore isla markaasina Ciyaarta Semi finaluhu ay dhacayso maalinta berito ah hadii eebe idmo. Inkastoo ciyaartoda Gobolada Puntland ay ahayeen kuwo Ciyaarohood idil ahaanaba ay Muuqanayeen oo wanaagsanayeen ayaa hadana waxaa [...]
February 11 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Waxa habeenkii xalay ciyaar aad u adag dhex martay kooxaha ugu faca weyn ee Boqortooyada Ingiriiska ay Chelsea &Man City waxayna ciyaartaas ahayd mid aad u adag oo daqiiqdo murugo xanbaarsan. Weeraryahanka ku caanbaxay xanaaqa ee kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa habeenkii xalay kooxdiisa so martay daqiiqado aad u murugo badan ayadoo lagala hor [...]
February 6 2012 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Manchester United ayaa soo gaartay wareega 4 aad ee koobka FA Cup-ka kadib markii ay galabta garaacday Man City. Labada koox ee reer Manchester ayaa galabta ciyaar adag kuyeeshay garoonka Etihad Stadium waxaana 3-2 kubadisay Man United. Ciyaartii galabta waxaa ay aheyd ciyaar dhacdo badan waxaana daqiiqadii 10 aad United udhiibay hogaanka weeraryahankeeda Rooney. City [...]
January 8 2012 | Posted in Sports | Read More »
Kabtankii hore ee Kooxda Arsenal Theiry Henry ayaa mar kale dib ula Midoobey Kooxdiisa Hore ee Arsenal Ā markii uu Maanta qalinka ku duugay heshiis 2 Bilood ah oo uu ku joogi doono Garoonka Emarates ee Magaalada London. Xidigii Hore ee Xulka France ayaa Kooxda Arsenal waxa ku caawin dooonaa qibradiisa mudada 60 -ka cisho ah [...]
January 6 2012 | Posted in Sports | Read More »
Ayadoo maalmihi ugu danbeesay magaalada muqdisho kasocotay tar tanka Ciyaaraha Degmooyinka gobolka banaadir ayaa galabta ciyaartii gunaanadka dhex martay kooxaha Kasocda degmooyinka Yaaqshiid iyo Dharkeynleey. Ciyaartaas ayaa kasoo qeyb gashay musuuliyiinta ugu sareysa dowlada oo ugu horeeyo madaxweyne shariif iyo qaar katirsan golaha wasiirada iyo Duqa Magaalada Muqdisho waxaan ciyaartaas kadhacday garoonka Koonis ayadoo usoo [...]
December 30 2011 | Posted in Sports, Warar | Read More »
Tartanka degmooyinka gobolka Banaadir oo maraya marxaladihii ugu dambeeyey ayaa waxaa galabta garoonka Coonis Stadium degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ciyaar kulul ay ku dhexmartay degmooyinka Wadajir VS Yaaqshiid ayadoo kulankaasina uu ahaa Semi finalka tartanka degmooyinka. Garoonka oo maalinba maalinta ka dambeysa taageerayaasha,mas’uuliyiinta iyo dadweynaha usoo daawasha taga ay sii kordhayaan ayaa waxaa maanta [...]
December 27 2011 | Posted in Sports, Warar | Read More »