Home » suugaan You are browsing entries filed in “suugaan”

Gabay: KA GILGILO SHABAAB

Gabay: KA GILGILO SHABAAB

  WT. Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine) March 04, 2012 Hordhac: Gabayga KA GILGILO waxa tiriyey Abwaan Maxamuud Axmed Cabdalle. Gabaygan ayaa ujeeddadiisu tahay mid baraarujin ah, in dadka Gobolka Haylaan, Sanaag, iyo Galbeedka Bari ay ka digtoonaadaan kooxaha argagixisada Alshabaab dhowaan ku abtirsaday, oo halis ku noqon kara dadka degaankaas, haddii aanay si degdega uga [...]

March 6 2012 | Posted in suugaan | Read More »

Maanso Jawaab U Ah Shiine Akhayaar Oo Sheegay Inuu Osaama Riyo Kula Kulmay.

Maanso Jawaab U Ah Shiine Akhayaar Oo Sheegay Inuu Osaama Riyo Kula Kulmay.

Maalmihii nasoo gudbay bogga aay ku leeyihin internet-ka qoloda waayaha cusub ayaaa waxaa lasoo bandhigay maanso uu qoray Gudoomiyaha Waayaha Cusub Shiine Akhayaar, wuxuu maansadaasi ku sheegay inuu ku riyooday asoo duulayo oo baalal leh, dabadeed uu tagay aakhiro kadib uu lasoo kulmay asooma biladen oo lacadaabayo. Wuxuu shine maansadiisa ku sheegay in asooma daalimiinta [...]

February 13 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Shiine Akhyaar Oo Osama Riyo Ugu Yimid Kana Codsaday Inuu Fariintan Gaarsiiyo….

Shiine Akhyaar Oo Osama Riyo Ugu Yimid Kana Codsaday Inuu Fariintan Gaarsiiyo….

(Gabaygii DAWAAF iyo dardaarankii Osaama Bin-Ladin u soo dhiibay Abwaan Shiine Akhyaar ahna Gudoomiyaha kooxda laga daba-dhacay ee (Waayaha-Cusub) Gabaygan maahan gabay aan si caadiya ama ula jeedo u tiriyay ee waa Riyo ama Manaam mid la igula soo dardaarmay waxana u arkay in ay muhim tahay in aan guto waajibka iga saaran ee ah [...]

February 12 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Saado Cali Warsame oo soo saartay Hees Cusub ee ku Weerareyso Somaliland”Daawo”

Saado Cali Warsame oo soo saartay Hees Cusub ee ku Weerareyso Somaliland”Daawo”

Saado Cali baa soo saartay Hees Cusub, waxa ayna Heestaan ku difaacday Dadka Dega Sool, Sanaag iyo Ceyn. Waxa ay si toos ah ugu weerartay ama ku dhaliisahay Maamulka Somali Land. HALKAAN KADAAWO HEES AY SOO QAADAY FANAANADA WEYN SAADO CALI WARSAME “Islaantii Dihatay iyo Ayeeydood maa ku Dhimatay, buuhoodle Maxaa u Yaal, Sool, Sanaag [...]

February 7 2012 | Posted in Maakhir News, suugaan, Warar | Read More »

gabay maxamuud axmed cabdalle mr shiine

gabay maxamuud axmed cabdalle mr shiine

Dhammaan waa salaamanyihiin ummadda ku abtirsata mandaqadda Maakhir, iyo ummadda Soomaaliyeed guud ahaan. Gabaygan la yiraahdo WADDADA NAGAGA FURAN LABADA DHINAC WAA WED SOO SIDA, waxaa na soo gaadhsiiyey abwaan Maxamuud Axmed Cabdalla. Ujeeddada gabaygan ayaa ku aaddan dhowaan qolyo wefdi S/Land u soo dirsatay degaammada Maakhir, si ay carqalad uga abuuraan meeshaas. Akhris wanaagsan. [...]

January 30 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Maxaa kataqanaa Fanaanka Cabdi Holand aas aaskiisa Fanka

Maxaa kataqanaa Fanaanka Cabdi Holand aas aaskiisa Fanka

Taariikhda fanaaniita Soomaaliyeed ayaa aheyd mudooyinkii ugu danbeeyay mid isku libqeysay mida caalamka waxana maanta barnaamijkeena kusoo qaadan doonaan Fanaanka da’da yar ee Cabdi Holland. Fannaanka Magaciisa oo Seddexan waxaa la Dhahaa Abdirizak Yusuf Hersi… Cabdirisaaq Yuusuf Xirsi kuna Caan baxay Neenaasta ah Abdi Holland Fanaankan waxa uu ku Dhashay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafada [...]

January 18 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Ahmed Cumar Cigaal Fanaan Ceynkee Ayuu Ahaa”Aqriso”

Ahmed Cumar Cigaal Fanaan Ceynkee Ayuu Ahaa”Aqriso”

AHMED CUMAR CIGAAL wuxuu galaya fanka isagoo yar oo ah arday waxana ahayd sanadkii 1967 wuuxuuna ka bilaabay Riwayadii la oran jiray SHABEEL NAAGOOOD waxaan sameeyey XASAN SHIIKH MUUMIN waxaa ku xigatay Riwayadii la oran jiray YIXAAS DHEGADUUB oo u sameeyey MAXAMED AADAN SAN GUB waa labadii Riwaayadood ee igu horeeyey Ahmed uuna ku soo [...]

January 13 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Abwaan:- Maxamed maxamud maxamed Cashare Fadhigii Dhagaxa iyo Faallo

Abwaan:- Maxamed maxamud maxamed Cashare Fadhigii Dhagaxa iyo Faallo

Fadhigii Dhagaxa iyo Faallo Adduun (Sheeko Gaaban) iyo gabay Wq. Abwaan:- Maxamed maxamud maxamed Cashare Mahad waxa uu fadhiyey gidaar. Kaas oo uu doorbiday in uu kaga gabbado cadceedda galabnimo oo ahayd mid aad u kulul. Gidaarkaasi waxa uu u yahay mid ay Mahad iyo Saaxiibadii ay fadhiistaan xili walba. Mahad waxa uu ku lahaa [...]

January 11 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Daawo Sawiradii Bandhig Faneedkii Maryan Mursal Ciise ee Magaalada Nairobi

Daawo Sawiradii  Bandhig Faneedkii Maryan Mursal Ciise ee Magaalada Nairobi

Fanaanada weyn Maryan Mursal Ciise ayaa wacdaro faneed ka dhigtay magaalada Nairobi ee dalka habeenimadi Axada kadim markii ay dadka reer Nairobi kula dabaadagtay bilashada sanadka cusub e 2012 . Bandhig faneedka Maryan Mursal ay ku qabatay Nairobi oo ay soo qabanqaabisay hay’ada arimaha dhalinyarada ka shaqeysa ee SYAO ayaa ahaa nuuciisi midki ugu horeeyey [...]

January 3 2012 | Posted in suugaan, Warar | Read More »

Codeyn loo Sameeyay Fanaanka Ugu wanaagsan 2011

Codeyn loo Sameeyay Fanaanka Ugu wanaagsan 2011

Codeyntii Santuuqa A ( Axmed Biif vs Lafoole) vs Santuuqa B ( Farxiyo Fiska vs IKraan Caraale) ee Loogu Codeynayay Fanaanka iyo Fanaanadda Sanadka 2010-2011 oo Gashay Maalintii 4 ,iyo Musharixiinta oo kala jiidanaya Waraaqaha Codeynta……….   Waxaa Maalintii 4 Galay Codeynta Finalka ee Loogu Codeynayo Fanaanka iyo Fanaanadda Sanadka 2010-2011,Waxaana Codeyntaasi oo soo Bilaabatay [...]

December 30 2011 | Posted in suugaan, Warar | Read More »