Waxa caawa daganaasho laga daremayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay kasoo galabnimadii maanta si sax ciidamada huwanta Itoobiyaan iyo waliba Ahlu suna lawaregeen waxaana magaalada lagu soo rogay bandow ayadoo ciidamada raxan raxan usocdaan gudaha magalada oo si feejignaan kujirto usugaayo amaanka. Ciidamadaan oo isku dhinaca aya magaalada kageesan wax dhibaato ah waxaana shacabka lagu [...]








