Home » Warar You are browsing entries filed in “Warar”

Sidee maanta Loogu Dabaal degay Magaalada Boorame”Daawo”

Sidee maanta Loogu Dabaal degay Magaalada Boorame”Daawo”

Sidee ayaa maanta looga Xusay Xuska 18 May magaalada Boorame ee Gobolka Awdal waxaan kasoo qeyb galay dadweyne aad u farabadan waxaana qudbadi kajeediye masuuliyiin heer gobolka iyo Xukumadeed hadaba daawo

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Si aan Caadi aheyn Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho”Daawo Sawirada”

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Si aan Caadi aheyn Loogu Soo Dhoweeyay Muqdisho”Daawo Sawirada”

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan Bashiir, ayaa waxaa Garoonka Muqdisho ku soo dhaweeyay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, Salaadiin, qaar ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed, Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Xildhibaano, Ururada Haweenka iyo [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Dowlada oo Gawaari Dagaal loogu Deeqay”Xukumada KMG oo kahadashay”

Dowlada oo Gawaari Dagaal loogu Deeqay”Xukumada KMG oo kahadashay”

Waxa galabta Dowlada KMG lagu wareejiyay gawaarida dagaalka kuwaas oo soo garsiyeen dowlada mareeknak aoo losoo marsiye Ciidamada nabad ilaalinta ee Amisom. Qalabkaan milateri ee lagu wareejiyay Xukumada KMG soomaaliya aya lasheegay in ay yihiin gawaarida dagaalka oo isugu jiro kuwa dagaalka iyo masuuliyinta dowlada kusocon donaan waxaana ay dhamaantooda garayaan ilaa 25 gaari. Andrew [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Khilaafka Galmudug oo lagu xalinayo Adis ababa”Caalin oo Gaaray Itoobiya

Khilaafka Galmudug oo lagu xalinayo Adis ababa”Caalin oo Gaaray Itoobiya

Wafdi balaaran oo hogaaminaayo Madaxweynaha maamulka Galmudug State Maxamed Axmed Caalin ayaa gaaray magaalada adis ababa ee xarunta wadanka Ethiopia Wararka soo baxaayo aya shegaya in wafdigaan kaqeyb geli donaan shir kadhici doono magaalada adis ababa kasoo yeelanayaan ansixiyaasha Dastuurka waxaana lasheegay in kahor shirkaasi maamulka Galmudug dhex dooda yeelan donaan madaama khilaaf xargaha goostay [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Saaray Awaamiir aan hore loo Arag”Sababtu maxay tahe|

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo Saaray Awaamiir aan hore loo Arag”Sababtu maxay tahe|

Ayadoo caasimada Dalka Soomaaliya laga waday howlo dib loogu soo celinaayo bilicdii iyo kale danbeyntii ayaa maanta maamulka Gobolka Banaadir soo saaray Amar aan hore loo arag kasoo kuwajaan dadka degan guryaha Jiingadaha. Warsame Joodax oo ah Gudoomiye kuxigeenka dhanka Amniga ee maamulka Gobolka Banaadir ayaa goor dhow wariyaasha kale kuhadlay magaalada muqdisho ayaa sheegay [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland oo Qudbad Dhinacyo Badan Taabaneyso kajeediyay Beerta Xuriyada

Daawo:Madaxweynaha Somaliland oo Qudbad Dhinacyo Badan Taabaneyso kajeediyay Beerta Xuriyada

Madaxwayne Ahmed Ayaa Manata Dad Kor U Dhaafaya Boqlaal Kun Oo Qof Oo Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa Kala Qayb Galay Munaasabada 18 May Waxaanuu Halkaa Ka Jeediyey Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Waxaanay u Dhignayd SidanMadaxda Sharafta leh ee Golayaasha Qaranka iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland.   Waxa aan idinku salaamayaa salaanta islaamka Asalaamu caleekum wa-raxmatulaahi [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Gudoomiyaha Xafiiska Jaaliyadaha Somaliland oo Hanbalyeeyay Dhamaan Jaaliyadaha Somaliland

Gudoomiyaha Xafiiska Jaaliyadaha Somaliland oo Hanbalyeeyay Dhamaan Jaaliyadaha Somaliland

Xuska Munaasibadda 18 May, 2012 ee sannad guuraada 21aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland 18 May, 1991 awgeed, waxan hambalyaynayaa dhammaan Jaaliyadaha Somaliland ee wadamada caalamka ku baahsan. Waxan u mahadcelinayaa Jaaliyadaha dalalka Europe, North America, dalalka carabta, South Africa iyo wadamo kaleba ee iyagu isu diyaariyay u dabbaaldegga Xuska [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Kulan Looga Doodayay Xuquuqda Uu shaqaalaha siinaayo Dastuurka Cusub Oo Nairobi ka dhacay.

Kulan Looga Doodayay Xuquuqda Uu shaqaalaha siinaayo Dastuurka Cusub Oo Nairobi ka dhacay.

Kulan Looga Doodayay Xuquuqda Uu shaqaalaha siinaayo Dastuurka Cusub Oo Nairobi ka dhacay. Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo Xuquuqda shaqaalaha kaasi oo ay so qaban qaabiyeen ururka u dooda xuquuqda shaqaalaha ee somali congress of trade unions (SCTU) ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya. Abduqaadir Abdiraxmaan oo [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Damashleynta Xaflada 18 May oo xiligaan kasocoto Caalamka”Buraannews oo kusugan Beerta Xuriyada

Damashleynta Xaflada 18 May oo xiligaan kasocoto Caalamka”Buraannews oo kusugan Beerta Xuriyada

Ayadoo maanta jamhuuriyada Somaliland u tahe maalin kuweyn shacabka iyo maamulka somaliland oo ahayd xiligii sida toos u Go’day jamhuuriyadii Somaliya ayaa maanta oo kale laga xusaa guud ahaan caalamka iyo somaliland.a Xaflado waa weyn aya kadhici doono gudaha jamhuuriyada somaliland waxaana kamid ah xaflada goor dhow kabilaaban doonto beerta xuriyada halkaasi kusii qul qulayaan [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »

Wasiir Khaliif Ciise Magan oo shaaciye in Amisom lageyn doono Garoowe iyo Galkacyo

Wasiir  Khaliif Ciise Magan oo shaaciye in Amisom lageyn doono Garoowe iyo Galkacyo

Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Puntland ayaa shaaca kaqaaday in Degaanadooda lageyn doono Ciidamada nabad ilaalinta ee Amisom kuwaas oo soo celin doono amaanka iyo kale danbeynta waxaana sidaasi yiri Khaliif Ciise Magan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe. Wasiirk aaya sii raaciye in meelaha lageynn doono Ciidamada Amisom ay kamidyihiin Garoowe iyo Galkacyo [...]

May 18 2012 | Posted in Warar | Read More »