Banaanbax ka dhan Muuqaal lagu dacaayadeeyay Nabigeena Maxamed “Nabad galyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee” oo ay soo saareen dalka Maraykanka ayaa maanta ka dhacay Degmada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan.
Halkaasi waxaa lagu gubay sawirada Calanka dalka Maraykanka ,waxaana dadka ay dhigayeen banaanbaxweyn.