Xiddiga Qaranka Sweden iyo kooxda Paris Seint Germein Zlatan Ibrahimovic waxa uu ka mid yahay Laacibiinta caalamka looga yaqaan Quuqlayaasha ee sida aadka ah u xanaaqa dhaw waliba Roosaha iyo Jaalaha jaarka u noqday.
Ciyaaryahan Zlatan Ibrahimovic Xiddigaha Qarankiisa iyo kooxaha uu u soo ciyaaray waxa uu ku asqeeyaa Haraanti iyo Laad kaas oo la sheegay in uu mar kasta jecel yahay Haraantida loo yaqaan Kaarateeyga.