Sida noo xaqiijiyeen Goob jogayaal kusugan magaalooyinka Gaaroowe iyo Boosaaso ayaa shegaya in Goor dhow bilowdayn Banaabaxyo waa weyn kuwaasi oo lagu tageeraayo Doorashada kasocota Magaalada Muqdisho.
Dadkaan oo u badan haween iyo Caruur ayaa ruxaayo calanka soomaaliya iyo kan Maamulka Puntland waxaana ay kudhawaqaan in ay tahe guul iyo farxad aan la ilaawi karin Doorashada Tariiqiga oo kasocota Muqdisho.
Dadweynahaan ayaa dibadbaxa ayaa kutaageereyn cidna waxaana muujinayaan sida ugu faraxsanyin in doorasho kdhacdo magaalada Muqdisho mudo 42 Sano.
Isk sowada duub Shacabka Puntland iyo Maamulka Halkaasi ka arimiya aaya ku kala fekrad duwan doorashada wadanak soomaaliya akdhaceyso
Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe haduu RAbi Idmo