Deg deg:Codeyntii Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo wareegii Kowaad Dhamaaday

Sida ay shegeen haaatan gudiga Farsamada ayaa haatan lasoo gaba gabeeye wareega Kowaad ee Barlamaanka Soomaaliya waxaana labilaabay tirinta Codadka Musharixiinta.

Gudiga aya loo gudbiye Wakiilada utirin lahaa Musharixiinta Codadkooda waxaana lagu wadaa in Wareega labaad loo gudbo ayadoo wareega kowaad kuhari donaan ilaa 18 Xildhibaan una gudbi donaan 4 Xildibaan wallow laga yaabo in wareega kowada kusoo baxo madaxweynaha madaama tirada laga doonaayo ay tahe sadex meel laba meel.

Waxa Sido kale isbadal xoogan laga daremaya jawiga madasha madaama hari donaan Musharixiin aad u farabadan ame lagu dhawaaqi doono madaxweynaha Soomaaliya

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe haduu Rabi Idmo

Comments are closed.

WARARKII