Waxa Goor dhow Tanaasulay Musharixiin Kamid aheyd Musharixiin dooneyso in ay kaqeyb galaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaana sidaasi sheegay Gudoomiyaha Gudiga Qaqan qaabada ee Maryan Cariif khaasim
Musharixiintaan ayaa kamid ah Xuseen khaliif Jaamac ,Bashiir Nuur Bidaar ,Cabdiraxmaan Musharax Cabdi Shakuur
Waxana ay gudiga Sheegeyn in oga mahad celinayaan Tanaasulka ay sameyeen Sadexdaan masuul waxayna sheegeyn in ay tahe arin lagfu Farxo loona qaaday dhanka Dimuqaraadiyada.
Waxa Sido kale Gudoomiyaha Barlamaanka mamnuucay musharixiinta codadkooda kuwareejinaayo musharixiinta kale waxaana oo sheegay in aan lagu wareejin doonin Musharixinta kale.
Wixii kuso kordha wararkeyna danbe Haduu Rabi Idmo