War haatan kasoo dhacaya xaafada ıslıı ayaa sheegaya ın haatan rasaas aad u xoogan akdhacaayo xaafada ıslıı kuwaası ay rıdayaan cııdamada amaanka ee xaafadaası.
Rasaastaan ayaa lasheegay ın ay kadhaceyso dhowr jıho ıslamarkaa shacabka ay kujıraan kala cararkıı ugu darnaa kugarayaan xaafadahooda.
Cııdamo aad u farabadan oo watto mootooyınka ıyo gawaarıda dagaalka ayaa lasheegay ın ay ku qul qulayaan xaafadaası ayagoo wadaan barıtaano culus .
Geysta kale rabashado xogan ayaa geysta kale kabılowday qeybo katırsan xaafadaası waxaana lasheegay ın ay wadaan soomaalıda ıyo kenya ayagoo bur burıye dukaaman ıyo Gawaarıda kudhaqan halkaası.
Gawaarı farabadahn ayaa lasheegay ın lagu bur burıye wadooyınka halkaası ay lahayeen shacabka halkaası kudhaqan waxaana daqııqad walıba sıı socota walaaca xoogan ay muujınayaan halkaası.
Wıxıı kusoo kordha wararkeyna danbe haduu Alle Idmo