Deg deg:Tirintii Codadka Wareega kowaad lasoo gaba Gabeeye

Waxa lasoo gaba gabeeye Tirinta Codadka madaxweynaha Soomaaaliya kasoo daqiiqadihii ugu danbeeye wadeen Gudiga Farsamaha Barlamaanka Soomaaliya.

Gudiga ayaa soo gaba agbeeye Tirinta Codadka waxaana musharixiinta siweyn oga naxsanyihin Natiijada kama danbeysta kasoo bixi doonta Musharixiinta.

Waxaana siweyn isgu dhow Musharixiinta kale Madaxweyne sheekh shariif iyo Xasan Sheekh Cumar iyo waliba Cabdi wali Gaas iyo waliba arag Farabadan

Musharixiinta ayaa siweyn oga naxsan natiijada kasoo bixi doonta waxaana laga yabaa in saacadaha soo socda wax badan iska badalaaan.

Comments are closed.

WARARKII