Deg deg:Xildhibaanadii Lagu Muransanaa oo ladhaariye”Hogaamiyaal Koxeedyadii..

Waxa Goor dhow Dhaar lagu jiiday 20 Xildhibaan kuwaasi oo u badnaa Kooxihii kudheg nayeen Gudiga Farsamada kuwaasi oo muran xoogan kataagnaa.

Xildhibaanadaan oo cod gacan taag loo qaaday aya ladhaariye waxaana badankooda u badnayeen Hogaamiyaal koxeedyadii Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Soomaaliya u qob qobneyd.

Xubnaha la dhaariyay ayaa kala ah.

Maxamed Qanyare Afrax
Bootaan Ciise Caalin
Cumer Maxamuud Maxamed (Filish)
Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)
Maxamed Ibraahim Xaabsade
Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf
Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi
Axmed Ducaale Geele Xaaf
Xirsi Aadan Rooble
C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf
Maxamed Farax Jimcaale
Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor)
Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale
Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe
C/llaahi Shiikh Ismaacii
-Xuseen Warsame

Wixii kusoo kordha haduu Rabi Idmo

Comments are closed.

WARARKII