arax balaadhan oo gilgilay aadna looga maqlayey xaafada Jaamba ee Islii qaybteeda labaad{SecII}, ayaa 3 daqiiqo ka hor gilgilay xaafada Jaamka, waxaa la arkayey dadka Soomaalida ee jidadka marayey oo iska dul dhacay, halkaasoo isbursasho wyeni ka dhalatay.
wakhtigan oo ahayd xiliga salaada Cishe lagu jirey ayaa qaraxu ka dhacay Aagaagarka Madjidka weyn ee Al Hidaaya, kaasoo dad badan oo Jimeeca ahi ku tukadaan.
Ilaa hada lama oga waxa dhaliyey qarax, khasaarihiisa iyo nooca uu ahaa, balse waxaa halmar jugtiisa laga maqlayey inta badan xaafada Soomaaida Islii, taasoo waayadan danbe hoy u noqotay qaraxyo mowjado ah oo si isdabajoog ah uga dhacayey xafaadaas.
Waxaa haatan la xaqiijieyy in meesha qaraxu ka dhacay ay tahay afaafka hore ee masjidka Al Hidaaya, waxaana ka qudbeynayey Yuusuf Xasan oo ah xildhibaanka Kamakunji ee Islii hoostagto, kaasoo markii uu banaanka is yidhi dadka kula hadal qarax dhacay, mayd ,.
dhaawac iyo dhiig ayaa daadsan irida Masjidka, waxaana haatan gaadhay weriyayaasha Horufadhi ee Nairobi jooga, kuwaasoo soo hubin doona Khasaarah ka dhashay halkaasi.