Warıye Katırsan Kooxda Shabaab ayaa soo bandhıgay Gabay sıweyn loola yaabay kasoo ku amanaayo Kooxda oo katırsanyahe ee Shabaab waxaana oo dhırı gelın sıınayaa Dgaal-yahanada Kooxdaası.
Warıyahaan oo lagu Magacaabo Cabdulahı Soomaalı ayaa hore oga tırsanaan jıray warıyaasha kahowl gala warbaahınta dhex dhexaadka ah blse mudooyınkıı ugu danbeeye katırsanaa warıyaasha Kooxdaası ee Shabaab Afkooda ku hadla.