Faahfaahin ku aadan qaraxyo ismiidamin ah oo wariyaal ay ku dhinteen

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qaraxyo Ismiidaamin  ah oo goordhow lagu weeraray xarunta guriga hooyooyinka ee degmada Xamarweyne.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen kuwo ay isku soo xireen labo ruux ,waxaana wararka ay sheegayaan in wariyaal dhowr ah ay geeriyoodeen.

Inta la yaqaano waxaa hadda geeriyooday Agaasimihi Idaacadda VOD C/raxmaan Yaasiin ,Liibaan Cali Nuur oo Televionka qaranka ka tirsanaa iyo C/sataar Daahir Sabriye oo isnaTeleefishanka ka tirsanaa.

Waxaa sidoo kale dhaawacyo ay soo gaareen C/laahi Suldaan oo radio kulmiye ka tirsan Maxamed Gentalman oo radio Muqdisho ah  waxaana dhaawacyada ay gaarayaan 20 ruux.

Waxii kuroo kordhaa kala soco wararkeena dambe Insha allah

Comments are closed.

WARARKII