Fanaaniin Soomaaliyeed &Kuwa Jabuutiyaan oo soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Ayadoo caasimada dalka somliya kasoo hagaageyso wajiyadii hore lagu yaqaanay iyo hadaladii hawada laga marsiinaaye aya dib usoo aadayaan dadkii kolkii hore kabarakceyn waxaana kamid ah dadka indhaha u ah bulshada sida Dhaqaatiirta,Aqoon-yahano,siyaasiyiin, waxgarad, Abwaano iyo wafaaniin.

Waxa maanta caasimada muqdisho soo gaaray fanaaniin iyo wlaiba Abwaan siweyn looga yaqaano somalida dhex dooda waxaana oo maanta warbaahinta kula hadleyn Garoonka muqdisho ayagoo siweyn oga qiireysan nabada soo bidhaameyso baaqna u direyn fanaaniintii soomaaliyeed.

Fanaaniinta maanta soo gaaratay caasimada aya kasoo kicintay Mgaalada jabuuti oo kunolayeen waxaan ay kale yihin  Caasho Kiin Cilmi Xaaji   Cabdi Heello,  iyo fanaaniin kale.

Fanaaniinta xiliga ay muqdisho soo gaareen aya wajiyadooda laga dheehanaaye farxad iyo reen reen waxaana ay shegen in wacdarto kadhigi donaan Tiyaatarka oo loo wado in ay akdhacdo xaflad weyn habeenka 1Luuliyo.

Comments are closed.

WARARKII