Buraannews.com

Deg deg:Suuqa baraakaha oo qaraxyo kadhacay&Howlo Bur burin oo maanta kasocda
Wararka aan xiligaan aan kaheleyno Suuqa Caalamiga ee Bakaaraha ayaa shegaya in howlo bur burin xoogan ay kasocoto waxaana halkaasi kawado maamulka Gobolka Banaadir wallow qaraxyo xoogan haatan laga maqlaayo gudaha suuqaasi.

Laba qarax oo ah kuwa gacanta laga tuuro aya kadhacay waxaan alsheegay in midkooda oo dhaliye dhaawacyo ilaa 10 qof oo dhamaantooda ah dad rayid ah halka midka kale oo kadhacay meel aan sidaa oag fogeyn halka bur burinta ay kasocoto.

Saraakiil ka tirsan nabad sugidda oo aan la hadlay ayaa waxay sheegeen in qarayada laga soo tuuray dabaqyo ku yaala suuqa arrintaasna ay baaritaankeeda wadaan haatan.

Xaaladda suuqa ayaa kacsay Ciidamada dowladda waxa ay wadaan baaritaano dhanka kale waxaa soconaya bur burin lagu sameynayo goobaha sharci darada ah iyadoo mararka qaar suuqa laga maqlayo rasaas.

Madaxda Dowlada oo Maanta kuwada Jahan Magaalada Adis Ababa
Warar hoose aan xiligaan aan aheleyno ayaa shegaya in amsuuliyiinta dowlada maanta si wadajir ah oga dhoofi donaan garoonka magalada Muqdisho ayagoo kusii jeedo magaalada Adis ababa ee caasimada wadanka Itoobiya.

Wafdigaan oo hogaaminaayo Madaxweynaha aya kuwehlin doono shariif xasan sheekh aadan iyo Cabdi wali gaas waxaana waxaana ayagana maanta dhoofay masuuliyiin kasocota maamulada Ahlu SUnna Galmudug iyo waliba Puntland.

Madaxweynaha Dalka Itoobiya ayaa soo laabashdiisii India waxaa uu ku hakan doonaa Adis Ababa, halka Shariif Xasan oo Baydhabo kasoo laabtay uu Muqdisho tagi doono, Madaxweynaha ayaa isagana maanta kusoo laabanaya caasimadda isagoo kasoo anbabaxaya dalak Burundi.

Diyaarado qaas aha ayaa iyagana Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Galmudug kasoo qaadi doonta deegaanadooda si dhinacyadaas ay uga heshiiyaan Khilaafka taagan.

Khilaafka ka taagan ansixinta dastuurka qabyadda ah ayaa keenay in odayaashii ay kala tagaan, waxaana Khilaafkaas horey ukeenay Puntland oo tilmaamay in dastuurkan aysan qaadan doonin.

Dagaal Xoogan oo kadhacay Gobolka Jubbada Hoose
Sida ay shegayaan wararka aan kahleeyno Gobolka Jubbada hoose ayaa shegaya in halkaasi oo kadhacay dagaal aad u xoogan kasoo udhaxeeyo Ciidamada dowlada somaliya iyo kuwa Kenyatiga oo dhinac ah iyo xarakada shabaab.

Dagaalkan aya kadhacay duleedka taabta una dhaxeso Qooqaabi iyo taabta waxaan lasheegay in dhinacayada isku adeygsadeen hubka nuucyadiis akale duwan waxaan lasheegay in dagaalka soo qaadeen xarakada shabaab mujaahidiin.

Ku dhawaad 10 Ruux oo kamid ah dhinacyada dagaalantay ayaa lasoo sheegayaa in ay dhinteen kuwa kalana ay dhaawacyo yihiin.

Rasaas teel teel ah iyo madaafiic xoogan ayaa laga maqlayaa meel Taata ujirta ila 5 KM oo dagaalkii ugu xooganaa saakay ku dhexmaray labada dhinac.

Iksu sowada duub dhinacayadaan ayaa weli kasoo bixin wax war ah oo kususaabsan dagaalkada waxaan laga yabaa in saacadaha soo socda kaso baxaan warar isceyrsanaayo oo mid waliba guulo kusheganaayo.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo wadankooda kusoo socotay oo laga hor istaagay
Qusulka Safaarada Soomaalida ee Dalka yeman ayaa sheegay in Dhalinyaro farabadan oo soomaali oo dooneyse in dib ugu laabato dalkooda hooyo laga hor istaagay kadib markii laga shakiye.

Xuseen Xaaji Axmed Qunsul ku xigeenka Soomaaliya ee Dalka Yemen ayaa kudaray in dhalinyaradaan kasoo baxayeen Gobolka Mukalla waxaana oo sheegay in la is hortaagay ayadoo dib ugu laaban lahaa dalkooda hooyo waxayna garayaan ilaa 200 dhalinyaro oo in mudo kunoolaa dalka Yeman.

Mar aan weydiinay Xuseen Xaaji Axmed in dhallinyaradaasi marka ay soo gaaraan Soomaaliya inay laga cabsi qabay inay ka bar bardagaalamaan dhicanacyada ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay, in shaki uu imaan karo balse wuxuu cadeeyey in baaritaan lagu sameeyo dhallinyaradaasi.

UGu danbeyntii Dalka Yeman ayaa kamid ah wadamada sida aadka ugu noolyihiin soomaalida tahribta wxaana agaarta sanad waliba dadyow aad u farabadan kuwaas oo ka cararaayo dagaalada iyo shaqo la aanta kajirta wadanka somaliya.

Shirkada Maamusho Garoonka Muqdisho oo Lacag kale Gooyay Nin Carab ah
Sida oo shaaciye Madaxa arimaha bulshada Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya C/sitaar Xasan Cali oo la hadlay ayaa sheegay in magaalada Nairobi lagu qabtay Xisaabiyihii Shirkada Shirkada SKA oo maamusho garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaana oo sheegay in ninkaasi gacanta lagu haayo.

C/sitaar Xasan Cali ayaa kudaray in ninkaan oo u dhashay dalka Masar blse heysto Diinka Kirishtanka waxaana oo sheegay inlasoo goostay lacag dhan 360 Kun oo dollar hadana baaritaan lagu hayo nnkaasi oo lagu qabtay Magaalada Wajeer ee dalka Kenya.

Iyadoo oo muran uu ka taagnaa in Shirkadda SKA ay maamusho Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa u ogaaladay inay Maamusho Garoonka Maxkamada sare ee dowladda, waxaana Maamulka gobolka Banaadir uu horay ugu eedeeyay Shirka in ay shaqaaleysiiso shaqaale ajanabi ah oo aan tira koobneen.

Ugu danbeyntii waxa weli kahadli shirkada SKA arintaani waxaana lagu wadaa in saacdo kadib kahadasho arintaani sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan waaxda duulimaadyada.

Daawo:laba wiil oo Soomaali ah oo walaalo ah ay si lama filaan ah isku Helay
la yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Norway ka dib markii laba wiil oo Soomaali ah oo walaalo ah ay si lama filaan ah ay dib isugu kulmeen dalkaas ka dib markii ay kala maqnaayeen oo ay kala dhumeen mudo gaareyso ilaa iyo 15 sanadood.

Sida ay qortey jariidada NRK ee ka soo baxda dalkaas Norway, Liibaan Cabdi Maxamuud oo 27 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay in walaalkiis ka yar oo lagu magacaabo Saciid Cabdi Maxamuud oo 25 sano jir ah ayaa waxay ku kala dhumeen gudaha dalka Soomaaliya xilliyadii dagaalka iyadoona xilligaasi ay walaalahaasi ay da’adoodu ahayd 10 iyo 12 sano jir, Sida uu sheegay Liibaan ka dib markii ay waalidkood u dhinteen xanuun inuu asagu uu qaraab tegay walaalkiis ka yarna uu la joogay qaar ka mid ah eheladiisa laakiin dagaal dhacay awgeed ayaa la kala caray markii uu ku soo noqday gurigiina wuxuu ka waayey walaalkiis gurigii uu ku ogaa iyadfoona la waayey cid sheegta halka uu aaday, mudadaas wixii ka dambeeyey oo iminka laga joogo ilaa iyo 15 sanadood aysan wax war iyo wacaal ah aysan kalaa helin walaalahaas ilaa iyo dhawaantaan ka dib markii ay ku kulmeen xero qaxooti oo ku taal dalkaas Norway gaar ahaana tuulada lagu magacaabo L?dingen oo ka tirsan gobolka Nordland ee dalkaas Norway, Walaalahaan ayaa inay kulmaan waxaa qeyb weyn ka qaatey qof labaoodaba yaqaanay oo ayna uga wada sheekeeyeen inuu mid waliba uu weysan yahay ama ay kala dhumeen walaalkiis taas oo keentay inuu ruuxaasi markii uu isku eegay sheekooyinka labadaan qofood oo ula muuqday kuwo isku dhow sida ay u dhaceen ay keentay inuu isku xiro oo uuna isla xiriiriyo, iyadoona wadahadal telefoon ka dib ay keentay inay is gartaan walaalahaas oo ayna noqdaan labadii qofood ee walaalaha ahayd kala dhuntey, ka dibna ay markii ugu horeysay mudo 15 sano ah ay kulmaan dhamaadkii bishii hore ee April.

Ugu dambeyntiina iyadoo labadaan walaalaha ay iminka kuwada nool yihiin hal qol oo ku yaal xerada qaxootiga ee magaalada L?dingen ee dalkaas Norway, ayaa run ahaantii ay tahay arin lala yaabo in dad isku waayey dhulkoodii ay si lama filaan ah dib isugu helaan 15 sano ka dib dhul aajanabi ayaa sida uu sheegay Liibaan Cabdi inay dhici karto inay dad badan ay rumeysan waayaan oo ay u arkaan wax lala yaabo inay dib sidaas isugu helaan laakiin waxa uu sheegay inay xaqiiqo ahaan ay sidaas lama filaanka ah ay ku kulmeen walaalkiis, Saciid cabdi ayaa waxaa la siiyey sharci halka uu walaalkiis Liibaana uu wali sugaayo in go’aan laga gaaro kiiskiisa.

Abdirizak M. (Xiireey)

Holland

Abdirizakxiireey@hotmail.com

Daawo Mareekanka oo Gawaari Dagaal siiyay Dowlada Soomaaliya
Dowlada Mareykanka ayaa maanta Deeq gaadiid ah oo isugu jiro nuucyo kala duwan ku wareejisay Dowlada KMG ee Soomaaliya kadib Munaasabad Balaaran oo Maanta Muqdisho ka dhacday.

Masuuliyiin sar sare oo katirsan Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasabada Xil wareejinta Gaadiidkan iyadoona halkaasi ee hadalo kooban oo mahad celin u badan ka jeediyeen.

Dalalka Saudi Arabia Iyo Bahrain oo wado qorshayaal isugu Biiri donaan”War Culus”
Wararka ka imaanaya dalalka Khaliijka Carabta ayaa sheegaya in dalalka Saudi Arabia iyo Bahrain ay Wadaan qorshe lagu sal-dhigaayo midoow labadaasi dal ah waxaana hadda socda wada-hadallo ku aadan Arinta ku saabsan midowga labadani dal

Kulan baryahan ugu socday caasimada dalka Saudi Arbia ee Riyadh hoggaamiyaasha dalalka ku mideysan Dalalka Khaliijka Carabta ayaa si hor dhac ah ay u sheegeen in mustaqbalka dalalka Saudi Arabia iyo Bahrain ay noqonayaan hal dal kaliya taana ay ka shaqeynayaa.

Sidoo kale maanta oo Jimca ah waxaa ka dhacay magaalada Tahran ee caasimadda dalka Iran Mudaaharaadyo aad u ballaarn oo ay uga soo horjeedaan midowga labada dal isla-markaana ay sheegeen Qolyaha mudaaharaadka waday inaysan marnaba aqbaleyn in dalka Bahrain uu ku biiro oo uu ka mid Noqdo dhul weynaha Saudi Arabia

Hayeeshee Boqortooyadda dalka Bahrain waa dalka ugu yar lexda dal ee uu ka kooban yahay dalalka Khaliijka Carabta, sidoo kalana waa dalka ugu yar wadamada ku bahoobay ururka Jaamacadda Carabta Waana dal qani ku ah sifeynta Batroolka iyo Luulka iyo

Sidoo kale dalka Bahrian waxaa xuduud la ah dalalka Saudi Arabia, Qatar, Iran waxaa dhanka galbeed Dalka Bahrain waxaa kaga aadan dalka Saudi Arabia sidoo kale dalka Bahrain dhanka koon fur bari waxaa Kaga aadan dalka Qatar halka dalka Iran ay dhanka waqooyiga kaga beegan tahay

Dalka Bahrain dadka ku nool ama ku dhaqan waxaa lagu qiyaasaa hal Malyan iyo Labo Boqol oo ruux Dadkaasi oo qiyaastii kala bar ah dad ajaanib ah, dadka intiisa baddan waxa ay yihiin Shiica halka tiro aad U yar ay yihiin Sunni luqada lagaga hadlo dalka Bahrain waa luqada Carabiga Caasimada Bahrain waxaa Lagu Magacaabaa Manama

Abdi Nasir Aden

nasirdc@hotmail.com

Doha-Qatar

Xog:Shariifyada”Gaas Lacagihii kusoo laaban lahayeen oo lasiiye”Puntland oo balan qaad siisay”
Warar hoose oo caawa aan kahelnay masuul katirsan maamulka Puntland ayaa shegaya in labada shariif iyo Ra’isulwasaare Gaas khateen aduun lacageed kuwaas oo bixisay maamulka Puntland iyo waliba shirkada qodeyso ceelka shidaalka ay Daroor.

Xogtaan aya caawa kusoo dhacday Xafiiska wararka ee Buraannews.com ayaa shegeysa in Sadaxdaan masuul lasiiye aduun lacageed oo aad u faraadan tasoo lagu sheegay in ay garayaan ilaa Lixdan Milyan waxaan lasheegay in masuuliyiintaan dib ugu soo laaban donaan kuraasta xiligaan kufadhiyaan.

Maamulka Madaxweyne faroole aya dhankiisa u muujiye tageero xoogan waxaana oo sheegay in maamul ahaan tageeri donaan masuuliyiintan.

Maamulka Puntland ayaa suxul duub xoogan ugu jiro sidii ula soobixi la lahayeen Shidaalka Daroor ayadoo maalmo kahor shaaciyeen shirkada qodeyso shidaalka oo sheegtay in ay heshay waxaana kasoo baxaayo warar hoose oo shegaayo in Ciidamo Koofur african iyo Cadaan lageye halka goobta laga qodaayo shidaalka iyo waliba Xafuun halkaasi oo lagu xiri doono Beebabka Shidaalka.

Ugu danbeyntii xogtaan aya kusoo beegmeyso xili bila kahor aan shaacinay warar shegayo in masuuliyiintan balan qaadyo xoogan kaheleyn mamaulka Puntland halka Farmaajo oo kabiya diiday in oo saxiixo heshiiska lagu qodaayo ceelka shidaalka oo ku aawayay xilkiisa.

XOG:Shirqoolada Garoonka Muqdisho Oo Maanta Mar Kale Celiyay Diyaaradda Turkish Airlines!!!
Waxaa maanta oo jimce ah markale u suurtoobi weyday diyaaradda Turkish Airlines inay soo dagto garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo ku dulwareegtay hawada Muqdisho kadibna dib uga laabatay sidii ay yeeshay Arbacadii lasoo dhaafay. Ma aysan jirin wax cilad ah oo ka jiray hawada Muqdisho, waxana ka horeeyay diyaarada Turkiga afar diyaaradood oo si nabad ah kusoo degay garoonka Muqdisho, sidoo kale ma aysan jirin wax cilad ah oo laga soo sheegay diyaarada oo markii dambe ka degtay garoonka Nairobi, sidii ay arbacadii lasoo dhaafay uga degtay garoonka Adis Ababa ka hor intii aysan dib ugu celin rakaabkii ay waday magaalada Istanbul.

Wali lama oga in rakaabka la geeyay Nairobi lagu celin doono Istanbul mar kale iyo in halkaas laga soo saari doono diyaarad kale, waxaase soo ifbaxaya shirqoolo qarsoon oo aysan ka warheyn dowladda taagta daran, hadana mashquulka ah oo loo maleegayo diyaarada Turkish Airlines tan iyo markii ay bilowday duulimaadyada Istanbul-Muqdisho bishii Maarso ee sanadkan. Waxa lasoo sheegaya in si ula kac ah labadii marba uu diyaaradaas u celiyay qofka maamula Taalada dheer ee laga hago diyaaradaha, iyadoo loo sheegayo duuliyaha cilad-farsamo oo aan saamaxeyn inay diyaaradu soo dagto. Dadweynihii joogay garoonka Aadan-Cadde ayaa arkayay diyaarada Turkiga oo ku duuleysa joog hoose ayna u furnaayeen lugaheeda, waxayna u muuqatay diyaarad iyadoo degi rabta ogaatay cilad dhulka ka jirta oo kor u sii kacday, kadibna dhanka badda Hindiya u leexatay ilaa ay ka libirtay indhihii daawadayaasha.

Dowladda KMG ah oo uu hareeyay qilaaf dhexdeeda ah iyo tartan doorasho oo beryahan ka socda Muqdisho ayaan wax awood ah u laheyn inay xataa baaritaan ku sameyso cidda ka dambeysa xagal-daacinta lagu wado diyaaradda kaliya ee Soomaalida u furtay aduunka, una bilowday duulimaad caalami ah. Waxa jira qorshayaal isku xiran oo la damacsan yahay in lagu lugooyo shirkadda Turkish Airlines ilaa ay qaadato go’aan ay ku joojinayso duulimaadyada Istanbul-Muqdisho. Bishii hore ayay aheyd markii maamulka garoonka diyaaraduhu isagoon wax amar ah ka heysa dowladda KMG ah uu kusoo rogay diyaarada Turkish Airlines canshuur gaaraysa 20,000 dollar duulimaadkiiba, kadibna ay diyaaradu baaqatay maalin dhan, inkastoo isbuucii xigay ay bilowday duulimaadkii kadib markii warku uu gaaray dowladda aan wada-shaqeyn ee KMG ah.

Intaas kadib waxa soconayay daandaansi iyo shirqoolo hoose oo lagu cajsi galaniyo diyaaradda Turkish Airlines. Waxa ka mid shirqooladaas in diyaarada si sharci daro ah lagu saaro dhalinyaro tahriibayaal ah, oo waliba ay visa waxbarasho safaarada uga soo qaadaan madaxda sare ee dowladda KMG. Dowladda Turkiga oo intaas ka garasho dheer ayaan dhag jalaq usiin waxayna go’aan ku gaartay inay celiso qof walba oo tahriib-doon ah. Markii uu shaqeyn waayay qorshahaas ayaa hada lasoo bandhigay qorshe diyaarada looga celinayo hawada magaalada Muqdisho iyadoo lagu tilmaamayo cilad farsamo oo dhacday. Haddii uu shaqeyn waayo qorshahan waxa xigi doona iskuday lagu saarayo diyaarada walxaha qarxa si loogu burburiyo hawada halkaasna ay ku joojiso duulimaadyadeeda Istanbul-Muqdisho. Waxaase wax lala yaabo mudan in shacabka Soomaalidu uusan wali ku baraarugin hagardaamada lagu soo waday mudo labatan sanno ka badan, dushoodana lagu cunno malaayiin dollar walibana ay cunaan rag ay iyagu ula kala safan yihiin qabyaalad.