khasaare dhimaso iyo dhaawac leh oo ka dhashay iska hor imaad hadda Hargeysa ku dhex maray dad shacab ah iyo Ciidamada Amaanka

tiarada khasaaraha ilaa hadda ka dhashay iska hor imaad Magaalada Hargeysa ku dhex maray cidamada Amaanka iyo Dad ka gaoodsan, ayaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen laba qof, halka ilaa afar kalena ay ku dhaawac meen.

iska hor imaadkan, ayaa waxa uu ka dhashay, ka dib markii ay dadka ku dhaqan degmada Axmed dhagax ee Magaalada Hargeysa, cabasho ka muujiyeen Guddoomiyaha Ururka XAQSOOR Xasan Ciise Jaamac oo la sheegay i la rasaaseeyey maanta iyo dareenno la xidhiidha natijada degmada haregysa ee caawa lagu dhawaaqay.

dhaawaca iyo maydadka dadkan shacabka ah ayaa la dhigay Cisbitaalka  adna e magaalada haregysa oo ay hadda yaalla oo dhaawaca lagu daweynayo.

 

Hargeysa Somaliland

Comments are closed.

WARARKII