MOBILKAAGA ADEEGSO ANSHAXIISA ILAALI SHEEKO GAABAN OO XIISO BADAN DAAWO VEDIO

sida looga isticmaalo mobile ka soomaalia dadka jooga soomaalia waxa ay aad uga danbeeyaan in ay memerigooda ay ku duubtaan heesaha ay jecel yihiin waxa dhacda mar marka qaar inay maqli waayaan adimaada oo ay salaadu dhaafto mar marka qaar waxa dhacda iyaga oo salaada ku jira ayuu ku soo dhacaa codka heesaha qofka waxa uu khal khal galiyaa salaada badanaaba waxa dadku ku soo wacaan adoo salaada ku jira waxa ka sii daran waxa ay iska wacaan labarka ay doonaan iyaga oo ku nasiib so ah mar marka qaar waxa ku duma reero isqaba sida youtube kan ka muuqata bal nala daawo

Comments are closed.

WARARKII