Natiijada Dooerashada Degmada Hargeysa Oo Lagu Dhawaaqay, Sida Loo Kala Helay Iyo Liiska Magacyada Xildhibaanada Noqday
December 6, 2012 - Written by reporter1 - Edited byreporter1
Gudoomiyaha Degmada Hargeysa ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Saciid Jaamac Gudaal ayaa caawa ku dhawaaqay Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa.
Kulmiye
- 1. Maxamed Aw Aadan Wayrax
- 2. Khadar Ibaraahim Axmed
- 3. Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed
- 4. Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf
UCID
- 1. Hanad Xaashi Axmed
- 2. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco)
- 3. Cismaan Xasan Faarax (Waxar)
- 4. Eng. Yuusuf Warsame Saciid.
- 5. Axmed Siyaad Muxumed
- 6. Axmed Daahir Axmed
- 7. Cabdi Cali Yuusuf
Waddani
- 1. Maxamed Warsame Caalin
- 2. Cabdiqani Yuusf Cabdilaahi
- 3. Cabdilahi Aadan Cali
- 4. Cabdirisaaq Faarax Xasan
Xaqsoor
- 1. Saleebaan Daahri Cabdilaahi (Dugax)\
- 2. Cabdilaahi Aw Aadan Maxamuud
- 3. Cabdilaahi Saciid Faarax
- 4. Deeq Ducaale Cismaan.
Umadda
- 1. Axmed Cali Haybe Nuur
- 2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan
- 3. Musatafe Cismaan Daahir
Dalsan
- 1. Cabdicasiis Aadan Habane (Sisto)
- 2. Fa’aad Saxardiid Caabi
Rays.
1/. Khadar Xuseen Cali (Bohosha)
Hargeysa Somaliland