Sida ay sheegayaan ila wareedyo ka ag dhow dhow madaxwaynaha cusub ee la doortay in uu liiska uu haysto uu ugu jiro aqoonyahan maxamuud jaamac xaamud oo ah aqoon yahay kasoo jeeda deegaanada puntland gaar ahaan gobolada sanaag iyo hayland sida la rumaysan ayahay hadii ay suura gasho waa nin aqoonteeda leh isuna keeni kara soomaalia oo dhan kana soo jeeda gobolada waqooyiga soomaaliya siina wadi kara wada hadalada u dhaxeeya somalila iyo somaliland inkastoo uu madaxwanuhu haysto liis aad u badan waxaan ka war sugi doonaa cida ku guulaysata jagada raisul wasaaraha somalia
