Waa hees Cusub Oo La Magac Baxday Qushi Dhabanka Waxaa Ku Luuqaynaya Fanaanka Cabdi Holland

Hees cusub oo macaan waxaa kuluuqaynaya fanaanka dada yar ee cabdi hollond waa hees aad iyo aad u macaan waxaa layiraahda qushi dhabanka yeelkii hadii quursi dabayaal waa hees miraheedu aad u fiican yahiin ee nala dhaysta fanaankii dada yaraa ee cabdi hollond wiilkii la holin waayey xidiga codka macaan

Comments are closed.

WARARKII