WIIL DHALINYARO AH OO KU SUGAN G/SOOL OO MADAXWAYNE SIILAANYO TALO USOO JEEDIYEY

Wiil dhalinyara ah oo madax waynaha hadalo     lataabankaro u soo jeediyay oo ku sugan magaalada laascaanood Anigoo ah wiil dhalinyaro ah oo reer somaliland ah waxaan ka hadlayaa madaxwaynaha somaliland mudane  axmed maxamed siilaanyo waxqabad kii sii aan ku bilaabe Mudane madaxwayne mudadii aad xilka haysay ee somaliland laguu doortay waxbadan ayaad siyaasada dibada ka qabatay waxbadanina waxaa ay ka dhiman yihiin siyaadada gudaha Mudane madaxwayne waxaaa abuur may maamulo badan oo ay ka mid yhiin khaatumo state of somaliya oo beelaha sool iyo sanaag iyo cayndega oo ahaa rer somaliland waxa  sina waa siyaasadaada waxaa kaloo abuur may intaad xilka haysay mudane madaxwayne awdal land waxaa kaloo abuur may mudane madaxwayne maakhir state oo ah belaha degan  sanaag Mudane madaxwayne intaad xilka haysay waxaa amaankeedii faraha ka baxay G/sool oo xaaladiisa aan ilaa iyo hada meelayku sugantahay war loo hayn Mudane madaxwayne dagaaladii  aad ka bilaowday deegaamada buuhoodle iyo qabiil qabiilkii aad marba ku soo rogaal celisay Mudane madaxwayne mudane madaxwayne intaad xilka haysay waxbadanoo layslahaa waalaga tagay ayaad soo bilowday intaad xilka haysay boqolkiiba 70 ayaa waxaa soo kordhay qabyaalada boqolkiiba 70 waxa soo kordhay musuq maasuqa oo aan horay uga jirin somaliland oo aad aduu mudane madaxwayne tuurta ku sidatay Mudanee madaxwayne intii aad xilka haysay intaas oo dhan waxaa ay xumaadeen intaad hogaanka dalka haysay  hada wax ma kaaga qorshaysanyihiin? Mudane madaxwayne balanqaad kaagu aad ayuu u fiicanyahay marwalba markaad golaha hortimaado iyo markii lagu dooranayay intaa kadib Mudane madaxwayne gela ninka 99 ka leh iyo ninka hasha leh labadii ninee geelalahaa weeye Mudane madawayne aniga mucaarad maaha hadalkaygu waxaa se caada ah ninka waxqabad ka dalkooda iyo dadkooda ka hadla waxa loo aqoonsada in uu mucaarad yahay meelaha qaarkoodna aan loo ogalayn inuu soo galo Markasta mudane madaxwayne waxaanu kaa doonaynaa intaa aan sheegay oo dhan in aad waxka qabato mudane madaxwayne Mudane madaxwayne waa in mudanayaashu wax kuu sheegi karaan dhalinyaradu wax kuu sheegi kartaa wasiiradu wax kuu shegi karaan adayaashu wax kuu shegi karaan haweenku wax kuu sheegi karaan isi madu iyo cuqaashu wax kuu sheegi karaan wax garad ku wax kuu sheegi karaan aqoon yahanku wax kuu shegi karaa siyaasigu wax kuu sheegi karaan madaxwayne nin furan aad tahay albaabadiisufuran yihiin marka albaabadaadu ay furnaadaan ayaad siyaasada dalka heli kartaa xogta dalka heli kartaa ninka muwaadinka ah heli kartaa khaa inu wadan ka heli kartaa ninka kula shaqaynaya aad heli kartaa mucaaridka iyo mu ayidka kala garan kartaa hadii dhegtaada ay hays taan kuwii dalka duminayay nasiib daro weey aad baan uga xumahay waana ku salaamayaa mudane madaxwayne

Comments are closed.

WARARKII