Sida ay shegayaan warar hoose an heleyno ayaa shegaya wiilashii shalay Gabaldhicii isku qarxiye Maqaayad lagu shaaho oo kutaalo Agagaarka Tiyaatarkii qatanka soomaaliyeed ayaa kahelnay xog hoose kasoo oga barateyn Shabakada Badweyn.
Xogtaan ayaa shegeyso in Labadii wiil oo shalay isku qarxiyeen Gobolka Baay iyo waliba Shabeellaha dhexe waxaana lagu kala magacabaa Cali iyo Feysal waxaana lasheegay in ay katirsanyihiin kooxda shabaab.
Wiilashaan ayaa mudo sanad ah kuxirnaa Xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho kadib markii Ciidamada Dowlada howl gal iyo waliba dagaal kusoo qabteen.
Xogtaan ayaa raacineyso in labadaan wiil Maalintii Ciida laga siidaaye Xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho kadib markii Madaxweyne shariif Tiro maxaabiis ah ufidiyay Cafis kuwaasi oo kabadnaa 200 dhalinyaro.
Warkaan ayaa noo xaqiijiyeen dagaal-yahano shabaab katirsan waxaan wararka sii raacinayaan in maalmihii lasoo dhaafay lagu diyaarinaaye magaalada muqdisho ayagoo kamid ah liiska shaqsiyaadka loo diyarinaaye qaraxyada.
Xogtaan aya kusoo beegmeyse warar maalmo kahor muqdisho la isla dhex mraayay kasoo sheegy in dagaalyahano shabaab aktirsan oo laga sii daaye xabsiga dhexe isku qarxiyeen Hotel oo kujray Madaxweynaha Cusub blse madaxweynaha Cusub shir jaraa id kusheegay in Cidii lagu hel danbe ame maxkmada xukuntay aan jiri doonin cafis lagu sii deyn doono
Isku sowada Duub qaraxyadii shalay ayaa ahayeen kuwa bahalnimo isla arka ay sheegtayn Kooxda shabaab wllow khasaaraha iyo dhimashada oogeystay aan weli loo heln tiro rasmi ah.