Xawaalada Hodan Global oo ladhacay.

Wararka aan imikadaan naga soo garaayo magaalada Mombaassa raaaxa ee caasimada labaad ee dalka kenya aya shegaya in kooxo hubeysan daqiiqado kahor kadacayn aduun lacageed.

Tuugadaan aya lasheegya in sidii macaaamil oo kale soo dhex galayn dadweynihi kadibna Bastoolado ku qabteyn shaqaaliihi shirkada ayagoo ka qaatay lacag aad u farabadan oo u badan lacagta adag laga isticmaalo dalka kenya iyo Dolar.

Goob jooge kujiray xiliga ladhaacaaaye shirkada aya warbahinta dalka kenya u xaqiijiye dhaca xawaalada waxaana oo shegay in soo galeen sadax dhalinyaro kuwaas oo wattay bastoolado waxayna sheegtayn magacooda si lagu baaro lacgta waxayna durba lasoo baxayn bastoolada ayuu yiri goob joogahaas udhashay Dalka Sudaan oo katirsan macaamiilka Xawaalada.

Warka ayaa intaas kudaraayo in dableydii dhacday xawaalada banaaanka isku haleyn ilaalada suuqa kudhex taalo Xawaalada waxaana dhex maray dagaal muda daqiiqado socday kasoo dhaliye in oo geeriyooday hal Askari iiyo dhaawaca shacab

Ugu danbeyntii Goobta falkaas kadhacay aya so buux dhaafiyeen ciidaamada Police ayagoo baadi gobaayo dableydii dhacday Xaaladaas inkasto xawaaladaha somalida aan kushaqeyn sharci oo si tugaaleysi oga dhex shaqeyaan gudaha dalka kenya oo aan laheen wax leesin ah

Hadaba wixii kusoo kordha wararkeyna danbe haduu Rabi Idmo

Comments are closed.

WARARKII