Xulka Kubadda cagta dalkeena Soomaaliya ayaa galabta la ciyaari doono xulka ciyaaraha dalka Suudaan ciyaartaasi oo ka dhici doonta Ugandha.
Ciyaartooyda xulka dalkeena Soomaaliya ayaa muujinaya niyadsami ku aadan inay ka guuleeysanayaan xulka dalka Suudaan ee galabta ay kulmi doonaan.
Lama oga cida ay guusha raaci doonto hayeeshe waxa la wada sugaaba waa ciyaarta ay fooda isdarayaan ciyaartooyda dalkeena Soomaaliya iyo kuwa Suudaan.